Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal isku heestaan

Dowlada Qadar ayaa wada dadaalo ay ku dooneyso in ay ku dhax dhaxaadiso dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo u dhaxeeyo khilaaf ka dhashay dacwada badda ee go’aankeeda laga sugayo maxkamada Caalamiga ee ICJ. Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in dowlada Qadar wado qorshe labada dal uga dhaa dhicineyso in ay … Continue reading Kenya iyo Soomaaliya oo kala qeybsanaya baloogyada shidaalka ee labada dal isku heestaan